Post Detail

14 October 2017

Tiiraanyo iyo Talo soo jeedin 14 Oktoobar

Waxaan tacsi Tiiraanyo leh u direynaa dhammaan intii kugeeriyootay qarixii 14-October-2017 Moqdisho waxaan sidookale ALLE uga baryeeynaa caafimaad taam ah inuu siiyo intii ku naafowday badal kheyr lehna siiyo intii ku Cayrtowday.

Waa Maalin xusuus uleh dhamaan umada Soomaaliyeed qaraxii 14-October-2017 waxuu sameeyn ku yeeshay Gurikasta, Gobol,Degmo iyo tuulo kasta Geyiga Soomaalidu degto.

Sikastaba ha haayee waxaan Qiraynaa inuu qaraxaani ahaa mid kii ugu saameeynta iyo waxyeelada badnaa Ebad soomaaliya somara
Waxaan kamid ahaa kooxdii Gurmedka Deg deg ah ee Aamin Ambulance waxaan arkay wax dadka kale aysan arkin tusaale waxan arkeynay dad dhig baxaaya,gawaari gubaneysa,guryo dumaya iyo dad Oynaaya oo Gurmad ubaahnaa.

Waxaan qiyaasayaa in Cashar lama ilaawaan ah in lagabartay Qarixii 14 October 2017 Balse aan lagafaaideysan Fursadaas

Talo soo jeedid
Waxaan ku talineynaa in lahagaajiyo Gurmadka deg deg ah sida Ambulance yada,dab damiska iyo Isbitaalada Kashaqeeya Caafimadka Howlaha Deg deg ah

Mahadsanidiin
Dr Abdulkadir Abdirahman Haji Aden

14 October 2017 14 October 2017 14 October 2017 14 October 2017 14 October 2017 14 October 2017 14 October 2017 14 October 2017 14 October 2017 14 October 2017 14 October 2017 14 October 2017 14 October 2017 14 October 2017 14 October 2017 14 October 2017 14 October 2017 14 October 2017 14 October 2017

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Aaminambulance