Daily Archives: October 13, 2018

Tiiraanyo iyo Talo soo jeedin 14 Oktoobar

Waxaan tacsi Tiiraanyo leh u direynaa dhammaan intii kugeeriyootay qarixii 14-October-2017 Moqdisho waxaan sidookale ALLE uga baryeeynaa caafimaad taam ah inuu siiyo intii ku naafowday badal kheyr lehna siiyo intii ku Cayrtowday. Waa Maalin xusuus uleh dhamaan umada Soomaaliyeed qaraxii 14-October-2017 waxuu sameeyn ku yeeshay Gurikasta, Gobol,Degmo iyo tuulo kasta Geyiga Soomaalidu degto. Sikastaba ha