Website Creator

Taageer Aamin Ambulance

*799*31338061*$#

Waa kuma Aamin Ambulance?

Hey═┤adda AAMIN oo fadhigeedu yahay Muqdisho, ayaa 8 sano ka hor waxay dadaal dheer u gashay sidii ay magaalada Muqdisho uga haqabtiri laheyd baahida loo qabo adeegga bukaanlaroorka (Ambulance Service). 9 bukaanlaroor oo ay leedahay ayey dhibane kasta ku caawisaa sidii ay degdeg ugaarsiin laheyd goobaha caafimaadka ee Muqdisho. 

TIRAKOOBKA DADKA LA CAAWIYAY

NALA SOO XARIIR